Dhaqtarkii Dilaaga ahaa iyo Saraakiil Qaraxyo fududeeyay oo saakay xukun dil ah lagu fuliyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukuno dil ah ku fulisay saddex nin oo la shaqeenayay kooxda Al Shabaab ,kuwaa oo lagu helay in ay fududeeyeen qaraxyo dad badan lagu dilay iyo weeraro kale. Fagaare kuyaalla iskool Buluusiya ayaa saakay lagu toogtay Maxamed Cabdulle Abkow Cumar (Biyamaalow), Shariif Maxamed Barqadle Ayaanle (Jeego) iyo … Continue reading Dhaqtarkii Dilaaga ahaa iyo Saraakiil Qaraxyo fududeeyay oo saakay xukun dil ah lagu fuliyay